Daawo Sawirada : Xudur oo looga diyaar garoobay soo dhaweynta Ra’isul Wasaare Kheyre

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo xubno la socda ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Magaalada Xudur waxaa ka socda diyaar garow xoogan oo lagu soo dhaweenayo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdiga la socda, waxaana si weyn loo adkeeyay amaanka guud ee magaalada Xudur. … Continue reading Daawo Sawirada : Xudur oo looga diyaar garoobay soo dhaweynta Ra’isul Wasaare Kheyre